Warar Saxa oo Cadaalad ku salaysan

kala soo xidhiidha lanbaradan 4021355, 0025224021355 , ama xamse_kayse@hotmail.com

lundi 3 mai 2010

Hargaysa-(Digaale news)-Kaadhadhka Codbixinta ee lagu galayay doorashadda Madaxtooyadda Somaliland aya la filayaa inay maanta soo gaadhaan magaaladda Hargaysa ee Caasimadda Soomaliland waxayna noqonaysaa Qaybtii 2aad ee Agabkii lagu galayey Doorashooinka ee soo gaadha dalka iyadoo Hore ay u yimaadeen Sanaaduuqdii Doorashadda lagu galaayay .

Doorashadda Madaxtooyadda ayaa Komishanku u Qoondeeyey inay Qabsoonto Bisha June, Balse wali ma muuqato inay Doorashaduse dhacdo, wakhtiga ay Koomishanku u qabtay.

Digaale News Desk Burco

Aucun commentaire:

Enregistrer un commentaire